Ay El Al and Al-Shabaab Free People Check 

( I'm Ay El Al)
(1 - 25 from 111
)

al-Imriki: Naftaydu Halis ayay ku Jirtaa

www.voanews.com
[Voice of America] ayaa fariin video ah oo la soo dhigay bar internet ah ku sheegay inay soo wajahday cabsi uu ka qabo in kooxda al-Shabab ay khaarajiso taasina ay ugu wacan tahay khilaaf ka dhex-jira kooxda Al-Shabaab oo ku aadan sharciga iyo istaraatiijiyada.

Google News: Dagaalo xalay ka dhacay Muqdisho

[Garowe Online] - Ugu yaraan 10-qof oo ay ku jiraan shacab ayaa ku dhintay dagaalo kala duwan oo xalay ka dhacay Muqdisho, kuwaasoo u dhexeeyay ciidamada DF, Al-shabaab iyo xoogag hubeysan oo aan la garanayn. Dagaaladan oo ka dhacay Degmooyinka Yaaqshiid iyo Dharkenley

Diyaarado xalay duqeeyay saldhig ay Al-shabaab lahayd ...

www.togdheernews.com
Diyaarado xalay duqeeyay saldhig ay Al-shabaab lahayd oo ku yaala gobolka Shabeellada Hoose. Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ...

Magacyada shantii ruux ay Al-Shabaab gowraceen

banadirnews.com
Wararka ka imaanaya Degmada Saakow ee Gobbolka Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al shabaab ay fagaare ku yaalla degmadaasi ay ku ...
+1